Codsiyada Caawinta Luuqada iyo Habaynta Adeega (Somali)
Waxaan bixinaa adeegyo kaalmo luuqadeed oo lacag la'aan ah dhammaan agabka Madaxa Xafiiska Suuq-geynta. Haddii aad ku hadasho luuqad aan Ingiriisi ahayn ama aad u baahan tahay habaynta adeeg oo macquul ah si aad isgaarsiin hufan u hesho, fadlan la xiriir Elle O'Casey adiga oo wacaya lambarka 802-760-9967 ama iimayl ugu dirayaelle.ocasey@vermont.gov.
Turjumaada Mareegta iyo Afeef Xeerarka Asturnaanta
Websaytka: cmo.vermont.gov
Xiriirka: Elle O’Casey
Ciwaanka iimaylka: elle.ocasey@vermont.gov
Lambarka Talefoonka : 802-760-9967
Websaytkan waxa laga yaabaa in lagugu tarjumo si adiga kugu haboon iyada oo la isticmaalayo Google Translate ama softiweer turjumaad toos ah ee kale. Turjumaada websaytka ee Google Translate ama softiweer turjumaad kale ayaa laga yaabaa in uu khaldamo oo ku tiirsanaanta tarjumaada noocaas ah waxa loo sameeyaa adiga oo u bareeraya khatarteeda. Faylasha ama walxaha qaarkood lama tarjumi karo, oo ay ku jiraan sawirada, garaafyada, iyo PDF-yada. Ma jirto wax matalaad ah, dammaanad ah, ama ansax ahaansho nooc kasta ah oo lagu sameeyay saxnaanta, isku halaynta, ama dhamaystirka xog kasta oo ay turjumaan nidaamyadan. Farqi kasta ama kala duwanaansho kasta oo lagu sameeyay tarjumaad ku salaysan kombuyuutar ee mareegtaan ee laga soo turjumay Ingiriis loona beddelo luqad kale ma aha mid adag oon lahayn saameyn sharci ah.
Gaar ahaan, Google wuxuu u baahan yahay in afeefaha soo socda ee turjumaadahan la bixiyo:
"Adeegan waxaa ku jiri kara turjumado uu fasiray Google. Google waxa uu meesha ka saaraa dhammaan dammaanadaha la xiriira tarjumaadaha, la muujiyay ama la maldahay, oo ay ku jiraan wixii dammaanad ah oo sax ah, isku halaynta, iyo dammaanad kasta oo ganacsi, u qalmida ujeedo gaar ah, iyo xad-gudub la'aan."