Skip to main content

Codsiyada Caawinta Luuqada iyo Habaynta Adeega (Somali)

Waxaan bixinaa adeegyo kaalmo luuqadeed oo lacag la'aan ah dhammaan agabka Madaxa Xafiiska Suuq-geynta. Haddii aad ku hadasho luuqad aan Ingiriisi ahayn ama aad u baahan tahay habaynta adeeg oo macquul ah si aad isgaarsiin hufan u hesho, fadlan la xiriir Elle O'Casey adiga oo wacaya lambarka 802-760-9967 ama iimayl ugu dirayaelle.ocasey@vermont.gov. Wixii ikhtiyaaro dheeraad ah, booqo bogeena Adeegyada Luuqada.

Halkan waxaa ku qoran ikhtiyaarada kaalmo luuqadeed oo dheeraad ah.

Qalabka turjumaadda ee Google

Adeega lacag la'aanta ah ee Google wuxuu isla markiiba tarjumaa bogaga intarneetka. Waxaa jira xaddidaadyo adeeggan la socda. Fadlan akhri Ogeysiiska Qalabka turjumaadda Google ee hoos ku qoran.